Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in lacag gaareysa 1.5 bilyan oo dollar dayn ahaan usiiyey Madaxweynaha Belarus Alexander Lukashenko.…
Waxaa saaka dab xoogleh qabsaday Daar caan ah oo ku taal caasimada dalka Lubnaan ee Beyruut oo weli kasoo kabaneysa…
Dowlada China ayaa sheegtay in daawooyinka talaalka ay soo saareen ay hada marayaan heerkii ugu danbeeyey ee tijaabada, isla markaana…
Digniino cusub ayaa laga soo saaray deegaanada ku dhaw dhulka uu qabsaday dabka xoogleh ee ka shidan sadex gobal oo…
Xisbiyada Mucaaridka dalka Mali ayaa qaadacay go’aanka kasoo baxay shirkii u socday Militariga iyo ururada Siyaasada ee looga hadlayey muddada…
Markabkii Turkida ku baareysay Gaaska iyo batroolka ku jira badda dhexe ee Mediterranean-ka ayaa dib ugu noqday xeebaha dalka Turkiga.…
Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Doxa ee dalka Qatar ka furmay shirka lagu wadahadalsiinayo Dowlada Afghanistan iyo kooxda hubeysan…
Boqortooyada Baxreyn ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xiriir toos ah oo diblumaasiyeed la yeelan doonto Isreal, heshiiskan…
Dab xoogleh oo shalay markale qabsaday Dekada magaalada Beyruut ee caasimada Lubnaan ayaa baaritaan lagu wadaa. Dabkan ayaa ka qarxay…
Dalalka ka tirsan EU-da ee saaran badda dhexe ee Mediterranean-ka ayaa sheegay inay iska kaashan doonaan sidii ay uga hortagi…
Wasiirada Arrimaha Dibada ee Shiinaha iyo India ayaa maanta oo Jimce ah ku dhawaaqay inay gaareen heshiis lagu qaboojinayo xiisada…
Gobalada Galbeedka dalka Maraykanka ayaa ku jira xaalad adag kadib markii dab xoogleh oo qabsaday dhulka kaymaha ah kusii fiday…