Maxkamada ku taala magaaladda Ankara ee dalka Turkiga ayaa saddex Nin oo dadka tahriibiya ku xukuntay xabsi 125 sanno ah.…
Dowladda Gambia ee galbeedka Qaarad afrika ayaa gebi ahaanba joojisay in madaxda iyo dalkaasi ay u safraan dalka dibadiisa si…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in lix ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab ay ku dileen degaanka Jirole oo ka tirsan Ismaamulka Gaarisa…
Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in kiiskii u horreeyay ee cudurka coronavirus laga helay dalkeeda sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday kiiskii u horeeyay ee cudurka Coronavirus laga helay wadankeedda, sida ay xaqiijisay Wasaarada Cafimaadka Kenya.…
Munaasabada xariga looga jarayay isbitaalka Guud ee degmada Balcad ayaa si rasmi ah xariga looga jaray kadib muddo soddon sano…
Justin Trudeau Ra’iisul Wasaaraha Canada ayaa karantiil iskiis ah is-galiyay kadib markii xaaskiisa Sophie Trudeau lagu arkay calaamado xumad ah…
Jilaaga caanka ah ee Tom Hanks oo matalay filmkii Captain Phillips ee laga sameeyay Burcad-badeeda Soomaalida ayaa waxaa laga helay…
Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress Maraykanka ayaa barteeda Instagram-ka ku shaacisay inay isguursadeen La taliyaheedii dhinaca Siyaasadda Tim…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muddo 30 maalmood ah joojiyay duulimaadyada ka imaanaya qaarada Yurub marka laga reebo dalka Britian.…
Cudurka Coronovirus oo ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa haatan ku faafay 100 wadan oo caalamka ah, Dalalka ugu daran ee…
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wareegto uu xalay xili dambe soo saaray wuxuu ku amray in xabsiyada dalkaasi laga sii daayo…