Kooxda daacish ayaa si rasmi ah u shaacisay in hoggaamiyahoodii Abu Bakar Al Baqdadi lagu dilay weerar maraykanku uu fuliyay…
Ugu yaraan 73 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyoodeen dab ka kcal Taareen siday dad Rakaab oo iskala…
Go’ aanka habeenimadii Salaasada kasoo baxay Golaha Wakiilada dalka UK ayey xildhibaanada ku taageereen cod aqlabiyad ah 438 halka ay…
Kadib Labo toddobaad oo mudaharaadyo ay ka socdeen dalkaasi Lubnaan ayaa Ra’isul Wasaare Sacad Xariir wuxuu ku dhawaaqay inuu Xilka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ay xiligan heystaan xiisado siyaasadeed oo ka jira gudaha dalkiisa ayaa xalay ku dhawaaqay in…
Abiy Ahmed Raisal-Wasaaraha Dalka Ethopia ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD u magacaabay…
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan iyo Vladimir Putin Madaxweynaha Ruushka oo Salaasadii shalay ku kulmay magaalada Sochi ee dalka Ruushka ayaa…
Baarlamaanka UK oo xalay kulan xasaasi ah ka yeeshay heshiiska uu soo diyaariyey Raysalwasaaraha Boris Johnson ee qorshaha ka bixitaanka…
William Taylor oo ah wakiilka Maraykanka u joogay dalka Ukraine ayaa hortagay sadex guddi oo ka tirsan Baarlamaanka Maraykanka ee…
War kasoo baxay militariga Ciraq ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka ee ka baxay Syria una tallaabay Ciraq, aysan haystan…
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Cali oo ka hadlaya muranka biyeed ee kala dhexeeya dalka Masar ayaa sheegay in dagaal…
Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau iyo xisbigiisa ayaa ku guuleystay doorashada guud ee dalkaasi, balse xisbi xaakimka Liberalka ayaa dhumiyey aqlabiyadii…