Madaxweynaha Dowlada Maraykanka Donald Trump oo khudbadiisa kasoo jeediyey kulanka 73aad ee Golaha-loo-dhaqan-yahay ee Qaramada Midoobay oo shalay ka furmay…
Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani oo kamid ah hogaamiyayaasha ka qeyb galaya Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadiisa weerar…
Dalalka Midowga Yurub oo iyagu qeybta ka ahaa heshiiskii ay Beesha Caalamka la gashay wadanka Iran ee la saxiixay sanadkii…
Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Ruushka ayaa shaacisay in labada todobaad ee soo socda ay ku wareejin doonto ciidamada dalka Siiriya…
Golaha Wasiirada ee Talyaaniga ayaa Isniintii shalay ansixiyey Sharci cusub oo ku wajahan qaabka loola dhaqmayo dadka qaxootiga ah ee…
Shacabka ku dhaqan caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ayaa bilaabay inay halkaasi isaga qaxaan kadib markii uu sii xoogeystay dagaalka…
Dad gaaraya 29 qof ayaa ku dhintay in ka badan 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkii maanta ka dhacay…
Dowlada Tanzania ayaa sheegtay in hada la xaqiijiyey in tirada dhimashada dadkii ay la degtay doonida khamiistii lasoo dhaafay ay…
Waxaa weli socda gurmadka lagu baadi goobayo dad badan oo saarnaa dooni shalay galab ku degtay harada Lake Victoria ee…
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar khamiistii ka dhacay gobalka Maryland ee dalkaasi Maraykanka. Weerarkan ayaa ka dhacay…
Madaxweynaha dowlada Vietnam Tran Dai Quang ayaa la sheegay inuu geeriyooday maanta oo Jimce ah sida laga sheegay warbaahinta dowladaasi.…
Hogaamiyaha Mucaaridka Ugandha Xildhibaan Robert Kyagulanyi oo loo yaqaan Bobi Wine ayaa khamiistii shalay dib ugu soo noqday dalka Ugandha…