Warbixin ay daabacday jariirada New York Times ayaa lagu sheegay in xukuumada Maraykanka ee Donald Trump kulamo qarsoodi ah la…
Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Bashar Al Assad ee Siiriya iyo xulafadooda Ruushka ayaa xoojiyey duqeynta ay ku wadaan gobalada Idlib…
Dowlada Mauritius ayaa Isniintii shalay Maxkamada Caalamiga ah ee The Hague geysay dacwad ay dooneyso inay dib ugu hesho jasiiradaha…
Maxkamada dalka Burma (Myanmar) ayaa Isniintii shalay xabsi 7 sano ah ku xukuntay labo suxufi oo u shaqeenayey wakaalada wararka…
Magaalada Beijing waxaa ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda 53…
Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo safar ku jooga dalka China ayaa kulan la yeeshay…
Dowlada Maraykanka ayaa walaac ka muujisay qorshaha Xukuumada India dooneyso inay kusoo iibsato Gantaalada lidka-diyaaradaha ee uu Ruushka soo saaro.…
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada ee Internetka lagu faafinayey filim la sheegay in laga soo duubay Baadarigii hore ee…
Xaalada Caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ayaa ah mid aan weli deganeyn kadib dagaaladii xooganaa ee magaalada ka dhacay Isniintii…
Dowlada Iran ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay qaar kamid ah shaqaalaha dowladaasi oo loo heysto inay si qarsoodi ah ugu…
Guddi khubaro ah oo ka socday Qaramada Midoobay ee baaritaanka ku waday dagaalka ka socday wadanka Yemen ayaa sheegay in…
Madaxweynaha cusub ee dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamada Liyu Booliiska maamulka Dowlad Deegaanka…