Cayaaryahankii hore ee cayaarta cricket-ka Imran Khan ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Ra`iisul Wasaaraha dalka Pakistan, markii 20 sano kadib…
Madaxweynaha markale isku soo sharaxay doorashada Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa ku guuleystay doorashadii muranka badan dhalisay ee ka dhacday…
Ilhan Cumar oo ahayd Xildhibaan ka tirsan gobolka Minnesota ayaa habeenkii xalay ku guuleysatey in ay noqota Musharaxa Xildhibaanka Aqalka…
Dawlada Jabuuti ayaa diyaarad khaasa u dirtay magaalada Diridhaba si ay halkaas uga soo daad gurayso muwaadiniin jabuuti yaan ah…
Madaxweynaha dalka IranHassan Rouhani ayaa ku gacanseyray ama bannaanka u tuuray cunaqabateynta Mareykanka ee ku saabsan in la cuuryaamiyo dhaqaaalaha…
Dhul gariir ku dhuftay jaziirada caanka ah Lombok ee dalka Indonesia ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 82-Qof kuwaasoo ku…
Madaxweynaha Venezueala Nicolas Madura ayaa lagu weeraray xili uu khudbad u jeedinaayey dadweynihiisa taas oo si toos ah looga daawanaayey…
Xisbiga talada haya ee Zanu-PF ee dalka Zimbabwe ayaa la sheegayaa in ay ku guuleysteen codadka ugu badan doorashada barlamaaniga…
Wasiirka Gaadiidka ee dalka Yemen ayaa ku eedeeyey in dowlada Imaaraatiga ciidamadeeda xoog kula wareegeen Dekada laga dhoofiyo Gaaska Yemen…
Xildhibaan Adan Bare Ducale oo ah hogaamiyaha xildhibaanada xisbi xaakimka ee Baarlamaanka Kenya ayaa ku guuleystay inuu difaacdo guushiisii kursigiisa…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa isku shaandheyn ku sameysay Taliyayaasha Sare ee ciidamada kala duwan ee dalkaasi. Taliyihii Guud ee ciidamada Jeneraal…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay la horkeenay inay codka u qaadaan laba mooshin oo iska soo horjeeda oo…