Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in dhawaan ciidamadooda cirka iyo kuwa bada ay gaari doonaan dalka Qatar, halkaasi oo ay ka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in baaritaan lagu wado dhamaan xubnihii ka qeyb galay ama…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo khudbadiisa Sanadlaha u jeediyey labada Aqalka ee Baarlamaanka Maraykanka (Kongerska) ayaa sheegay in sanadkii uu…
Maleeshiyaadka Koonfurta Yemen ee la baxay Southern Resistance Forces (SRF) ayaa shalay gelinkii danbe la wareegay saldhigii ugu muhiimsanaa ee…
Dowlada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii deysay Amiiradii tujaarta ahaa ee la xiray labo bil kahor iyadoo la sheegay in dowlada…
Waxaa weli ka socda qeybo kamid ah magaalada Cadan ee koonfurta dalka Yemen dagaal u dhaxeeya xoogaga gobalkaasi kasoo jeeda…
Mareykanka ayaa qaadey qayb ka mid ah sharciga mamnuucidda soogalootiga ee dhaqangashey bisha Oktoobar ee sanadkii hore. Xayiraaddan ayaa khuseysey…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in habka ugu wanaagsan ee Soomaaliya xaaladeeda lagu dejin karo ay tahay hawlgalka…
Niman hubeysan ayaa weerar ku qaadey xerada tababarka ciidanka ee caasimadda dalka Afqaanistaan Kabuul. Shan askeri ayaa weerarka ku geeriyootay…
Doorashadii Madaxweynaha ee Dalka Finland waxaa ku guuleystey Suali Niinisto oo lixdii sano ee la soo dhaafey xilka hayey. Doorashada…
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada labada aqal isku fahmi waayeen meel-marinta…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Maraykanka James Mattis ayaa sheegay in Shiinaha iyo Ruushka ay uga khatar badan yihiin Maraykanka la dagaalanka…