Ugu yaraan 26 qof ayaa nafta ku waayey 90 kalena waa ku dhaawacmeen laba weerar oo ay fuliyeen laba qof…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa inkiray ama diidey in uu yahay cunsuri kadib murankii ka dhashey eraygii uu ugu yeeray…
Koox ka tirsan al-Shabaab ayaa tuulooyinka u dhexeeya degmada Balcad iyo Shabeelada Dhexe dagaalo kula galay ciidamo ka tirsan kuwa…
Maamulka gobolka Hawaii ee dalka Maraykanka ayaa fariin u diray habeenkii xalay dadka deggan gobolkaas, taas oo ay ka digayaan…
Midowga Afrika ayaa dalbadey in Donald Trump uu la noqdo eraygii foosha xumaa ee uu ugu yeeray dalal Afrikaan ah…
Haweenka Sucuudi Caraabiya ayaa markii u horeysey ka qaybgalay oo u daawasho tegay ciyaar kubadda cagta oo u dhexeysey laba…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kiciyey xasaasiyad iyo caro aad u weyn kadib markii uu faalo ka bixiyey sharciga cusub…
Telefishinada dalka Turkiga ayaa bilaabay inay siidaayaan cod sir ah oo laga duubay sarkaal ka tirsan sirdoonka Masar oo warbaahinta…
Inta badan magaalooyinka dalka Sudan ayey kusii fidayaan mudaharaadyada looga soo horjeedo sicir bararka ku yimid maciishada daruuriga ah sida…
Dhulka lama degaanka Saxaraha Aljeeriya ayaa shalay lagu arkay baraf badan kadib isbedal ku yimid cimilada, dhulkan oo kamid ah…
Xisbiyada Isbaheysiga Mucaaridka dalka Malaysia ayaa Axadii shalay u doortay Mahathir Mohamed inuu markale u tartamo xilka Raysalwasaaraha, Mahathir ayaa…
Raysalwasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq oo u tartamayey xilka Madaxweynaha ayaa shaaciyey inuu dib uga noqday Murashaxnimadiisa. Axmed Shafiq…