Xogayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga Boqortooyada (United Kingdom) Boris Johnson ayaa safar aan horey loo sheegin qorshihiisa ku yimid magaalada…
Waxaa maanta oo Arbaca ah dalka Holland ka bilaabatay codbixinta Doorashada Baarlamaanka cusub ee soo dhisi doona Xukuumada cusub ee…
Muslimiinta ku nool dalalka Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey go`aankii todobaadkan kasoo baxay Maxkamada Cadaalada ee Yurub oo sheegtay…
Ciidamada Dowlada Ciraaq ee ka dagaalamaya magaalada Mosul ayaa sheegay inay dileen abaanduulihii xoogaga Daacish ee Galbeedka magaaladaasi. Abu Abdulraxman…
Waxaa baaritaan lagu wadaa wararka sheegaya in koox burcad badeed Soomaali ah ku guuleysteen inay qafaashaan Markab shidaal sida oo…
Xiisada ka dhex taagan dalalka Turkiga iyo Holland ayaa sii socota, xukuumada Ankara ay dalkeeda ka mamnuucday inuu dib ugu…
Raysalwasaaraha Holland Mark Rute ayaa raali gelin ka codsaday Madaxda dalka Turkiga oo wadankiisa ku tilmaamay xarunta cunsuriyiinta iyo Nazi-ga.…
Waxaa sii kordheysa khasaaraha ka dhashay buur qashin ah oo kusoo duntay dad sabool ah duleedka caasimada Itoobiya ee Addis…
Baarlamaanka Maraykanka ayaa illaa isniinta beri ah u qabtay Wasaarada Cadaalada ee Xukuumada Trump inay kusoo bandhigto cadeynta eedaynta Donald…
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex aloosan dalalka Turkiga iyo Holand, kadib markii dalka Holland loo diidey wasiirka arrimaha dibadda ee…
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhimatay labo qarax oo waaweyn oo Sabtidii ka dhacay caasimada Siiriya ee Dimishiq. Weerarkan…
Dufaanta Enawo ayaa ku dhufatey Jasiiradda Madagaskar ee Badweynta Hindiya. Ugu yaraan 38 qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyey dhimashadooda…