Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar argagaxiso oo Axadii lasoo dhaafay ay booliiska Aljeeriya ay fashiliyeen. Nin Bambaano sita ayaa habeenkii…
Dowlada Germany ayaa shaacisay tirakoobka lagu sameeyey weerarada maalin walba lala beegsado dadka qaxootiga ah ee wadankaasi ku sugan. Xogtan…
In badan oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka wadanka France ayaa qoraal ay soo saareen ugu baaqay Madaxweynaha xilka ka degaya…
Ugu yaraan 20 qof oo Qaxooti ah ayaa ku dhaawacmay xero ku taal magaalada Vanersborg oo ku taal koonfur galbeed…
Kadib tartan adag oo ka dhex dhacay Murashaxiinta u loolameysay Gudoomiyaha Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka ayaa waxaa xilkaasi ku guuleystay…
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo tan iyo markii dalkaasi xoriyada qaatay kasoo talinayey ayaa u dabaal degay sanadguuradii 93aad ee…
Wadahadalkii ka socday magaalada Geneva uga socday Dowlada iyo mucaaridka Siiriya ayaa waji kale galay kadib weerarkii shalay lagu qaaday…
Ugu yaraan 42 qof ayaa ku geeriyoodey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhisme ay iska lahayd Dowladda Siiriya magaalada…
Qaar kamid ah warbaahinata waaweyn ee Maraykanka iyo weliba kuwo laga lee yahay dalal kale ayaa laga joojiyey, shir saxaafadeed…
Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama aysan jirin Xisbiyo lugu kala taageero…
Booliiska dalka Malaysia ayaa shaaciyey nooca suntii loo adeegsaday dilka Kim Jong Nam oo ahaa nin ay walaalo yihiin Hogaamiyaha…
Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayuu ka furmay wareegii 4aad ee wadahadalka lagu dhex dhexaadinayo Dowlada…