Senator Leila de Lima ayaa ah haweenay si weyn uga soo horjeeda Madaxweynaha dalka Filibiin Mr.Rodrigo Duterte ayaa xabsiga loo…
Xisbiga Dansk Folkeparti ee midigta fog ayaa sheegay in qorshahooda ay kamid tahay in ajaanibta dalkaas ku nool ay ka…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabaya qorshe cusub oo dalka loga saarayo dadka aan haysan sharciga ee gala denbiyada…
Azerbaijan: Keligii taliyaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa Mehriba Aliyeva u magacaabey Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee dalka Azerbaijan, sidaas…
Libya: Meydadka 74 qof oo la aaminsan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal ayaa laga helay xeebta magaalada al-Zawiya ee galbeedka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa magacaabey la taliyhiisa Amniga Qaranka. Trump ayaa u magacaabey gen. Herbert Raymond McMaster in uu…
Danjirihii Ruushka u fashiyey Qaramada Midoobey Vitalij Tjurkin ayaa si lama filaan ah ugu geeriyoodey maalntii Isniinta, New York ee…
La taliye sare oo ka tirsan Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha Maryakanka Donald Trump shaqada ka cayriyey…
Magaalada Mosul ayuu dib uga bilowday duulaanka ciidan ee lagu doonayo in magaaladaasi looga saaro kooxda Daacish. Ciidamada Dowlada Ciraaq…
Waxaa maanta dalka Turkiga ka bilaabaneysa maxkamadeynta koox ka tirsan Ciidamada dalkaasi oo la sheegay inay qorsheenayeen dilka Madaxweyne Tayyib…
Dowlada Malaysia ayaa shaacisay muuqaalka laga soo duubay Airportka xiligii la khaarajiyey Kim Jong Nam. Dowlada Malaysia ayaa u yeertay…
Kadib afar todobaad oo ka soo wareegay markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayuu dib ugu noqdey…