Guulweyn ayey u tahay dadka kasoo jeeda 7da wadan Muslimiinta ee uu xayiraada saaray Donald Trump kadib markii Maxkamada Racfaanka…
Dowlada Malaysia ayaa Markab gargaar bini`aadamnimo sida u dirtay Muslimiinta Rohinga ee lagu dhibaateeyey dalka Burma. Muslimiinta Rohinga ayaa lagu…
Baarlamaanka Koonfur Afrika ayaa kalfadhigiisii shalay kusoo dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal kadib markii xildhibaanada Mucaaridka ah diideen inuu…
Wasaarada Gaashaandhiga Maraykanka Pentagon ayaa shalay xaqiijisay inay 11 ka tirsan kooxda Al Qacida ku dileen duqeyn ka dhacday wadanka…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa is-hortaagtey go’aanka xukuumadda Kenya ee ahaa in la xiro Xerada Dhadhaab. Xukuuumadda Kenya ayaa…
Waxaa xalay dood kulul ka dhacday Maxkamada Racfaanka oo ay isla tageen Dowlad Gobaleedka Washington State iyo Xukuumada Trump oo…
Wasiirka ama Xoghayaha Waxbarashada ee Xukuumada Trump ayaa si dirqi ah xalay lagu ansixiyey kadib markii uu xisbiga mucaaridka ah…
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Maxkamada Sare ee wadanka Afghanistaan ee…
Ninka hoggaanka u hayey tartanka Madaxweynaha Faransiiska ee dhacaysa bisha Abril 2017 Fran├ºois Fillon ayaa sheegay in aysan jirin wax…
Ugu yaraan 13 000 oo qof ayaa lagu del-delay xabsiga Saydnaya ee dalka Siiriya tan iyo sanadkii 2011 sida ay…
Maxkamada Racfaanka dalka Maraykanka ayaa maanta gelinka danbe dhageysan doonto Kiiska Wareegtadii Madaxweynaha Maraykanka uu saaray socdaalka Muwaadiniinta Muslimiinta ah.…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay maalmaha talaadada iyo Arbacada ee toddobaadkan dhammaan wadooyinka Magaaladda Muqdisho la xiro doono, islamarkaana…