Garsoore Maxkamada Federaalka ee Gobalka Washington State ayaa saacado kahor laalay Wareegtadii Madaxweynaha Maraykanka ee xayiraada lagu saaray socdaalka muwaadiniinta…
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa baaraya sida saxaafaddu ku heshay wada hadalkii dhex marey Donald Trump iyo qaar kamid ah…
Hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub ayaa isku raacay inay maalgeliyaan xeryo qaxooti oo laga dhiso gudaha wadanka Liibiya, si hoos loogu…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cunaqabateyn kusoo rogay 25 mas`uul oo ka tirsan Xukuumada IRAN iyo shirkadaha dalkaasi ee xiriirka…
Ciidamada Amniga ee Faransiiska ayaa hawlgalo ka wada magaalada caasimada ah ee Paris kadib weerar uu shalay geystay nin faas…
Maxkamada Caalamiga ah oo bilihii lasoo dhaafay baareysay shuruucda ku aadan dooda ay Maxkamada usoo gudbisay dowlada Kenya oo diiday…
Maamulka cusub ee Ruushka ayaa beddalay lahjadiisa dhawr arrimood oo lagu muransanaa oo la xiriira Ruushka, Nato, Israil iyo weliba…
Dowlada cusub ee Maraykanka ee Donald Trump ayaa hanjabaadii ugu horeysay u dirtay xalay xukuumada Tehran. Warkan kasoo baxay Aqalka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa xalay ansixiyey Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibada oo uu magacaabay Donald Trump. Rex Tillerson…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay khalad tahay go`aankii uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Maraykanka Trump ee xayiraada lagu…
Bangiga Swedbank ee dalka Sweden mashiinadiisa derbiga lagu dhejoyo ee loo yaqaan ATM ayaa is xirey kadib cilad Bangiga ku…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa habeenimadii Salaasada booskii muddada dheeer banaanaa ee maxkamadda sare ee maraykanka u magacaabey Neil Gorsuch.…