Telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera qeybtiisa Ingiriiska ayaa soo bandhigay qeybtii ugu danbeysay ee barnaamij dheer oo lagu falanqeeyey qaabka…
Waxaa shalay dalka Mali lagu soo afmeeray Shirweynihii u dhaxeeya dalalka Afrika iyo wadanka Faransiiska. Furitaanka shirkan ka dhacay magaalada…
Xili ay weli taagan tahay xiisada siyaasadeed iyo shakiga laga qabo xiriirka ka dhaxeeya Madaxweynaha cusub Donald Trump iyo Ruushka…
Ciidamada Militariga dalka Ivory Coast ee gadoodka sameeyey ayaa aqbalay heshiis kadib markii loo balanqaaday mushaharkooda. Militariga ayaa xiray wadooyinka…
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in lagu bedalo Dastuurka qodobo kamid ah…
Dowlada Siiriya ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Israel ay xalay duqeyn la beegsadeen saldhigyo military oo ku yaal duleedka…
Madaxweynaha xilka wareejinaya todobaadka soo socda ee Barack Obama ayaa qaaday tilaabo weyn oo wax looga qabanayo xiriirka Maraykanka iyo…
Dowlada Faransiiska ayaa magaalada Paris ku casuntay 70 dal oo ka wada hadli doona xal u raadinta Falastiin iyo Israel.…
Bariga Afrika: Ololaha Ka Dhanka ah Dibed baxyada, Xoriyadda Hadalka. Mudnaanta hala siiyo Isla xisaabtanka, Cadaalad siinta Dhibanayaasha Caburinta ay…
Kooxda Xagjirka ah ee Daacish ayaa lagu soo waramayaa inay maanta oo Jimce ah burburiyeen buundooyinkii isku xiri jiray magaalada…
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa qabtay markii ugu horeysay tan iyo doorashadii dalkaasi shir jaraa┬┤iid, waxaana warsaxaafadeedkan lagu…
Waxaa si rasmi ah xariga looga jaray Khadka Tareenka ee isku xiraya Jabuuti iyo caasimada Itoobiya ee Addis Ababa, mashruucan…