Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 5

World News

Shiinaha oo soo dhaweeyey kordhinta xubnaha ururka BRICS

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la balaadhiyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo koraya si loo dhiso…

August 23, 2023 | by Mohamed Osman

Shirka BRICS ee ka furmay K/Afrika iyo qodobada ugu muhiimsan

Shanta waddan ee ku jira ururka dhaqaalaha ee BRICS – Brazil, Russia, India, China iyo South Africa – oo kulankooda…

August 22, 2023 | by Hanad Askar

Dalalka Galbeedka Afrika ee ECOWAS oo diiday qorshaha xukuumada KMG ee militariga Niger ee 3da sano ah!

Urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS ayaa diiday soo jeedin ka timid taliska milatariga Niger oo ahaa in doorasho lagu…

August 22, 2023 | by Mohamed Osman

Thailand: Raysalwasaarihii hore Shinawatra oo la xiray, kadib markii uu dalkiisa dib ugu noqday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Thailand Thaksin Shinawatra ayaa la xiray ka dib markii uu dib ugu laabtay dalkiisa Thailand ka…

August 22, 2023 | by Hanad Askar
lucy letby

Manchester: Dilaagii ugu xumaa abid ee caruurta oo xabsi daa’in lagu xukumey

Lucy Letby waa dilaagii ugu xumaa ee carruurta ee Britain waqtiyadan casriga ah. Kalkaaliso caafimaad oo 33 jir ah oo…

August 21, 2023 | by Hanad Askar
Saudi Army

Boqolaal tahriibayaal ah ayay dileen ciidamada ilaalada xudduudaha Sacuudiga – warbixin

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay maanta oo isniin ah soo saartay ku sheegtay in ciidamada…

August 21, 2023 | by Horseed Staff

Denmark iyo Holland oo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ugu deeqay Ukraine

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo Axadii booqasho ku tagay dalalka Denmark iyo Netherlands ayaa ku tilmaamay mid taariikhi ah go’aanka…

August 21, 2023 | by Hanad Askar

Niger: Hogaamiyaha afgambiga oo soo jeediyay inay xukunka ku wareejinayaan muddo saddex sano ah

Abdourahmane Tchiani, oo magaalada Niamey kula kulmay wafdi ka socda ECOWAS, ayaa sidoo kale ka digay faragelin militari oo dalkooda…

August 20, 2023 | by Mohamed Osman

USA: Mareykanka oo heegan sare ku jira iyadoo ay kusoo wajahan tahay duufaanta Hilary

Gobollada ku yaal koonfurta-galbeed ee Maraykanka ayaa u diyaar-garoobaya duufaanta Hilary oo cagta soo marisay Mexico, halkaas oo khasaare iyo…

August 20, 2023 | by Horseed Staff

Israa’iiliyiin lagu dilay Nablus iyo hawlgal socda

Labo Israa’iiliyiin ah ayaa lagu dilay koonfurta magaalada Nablus ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, waxaana toogtay nin Falastiini…

August 20, 2023 | by Cabdirisaq Shiino

W/arrimaha Dibada Iran oo booqday Sacuudiga, xili xiriirka labada waddan uu soo hagaagayo

Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa horumar ka sameynaya hagaajinta xiriirka, wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay ka dib markii uu…

August 17, 2023 | by Mohamed Osman

Pakistan oo xirtay 146 qof xilli ay wado baaritaanno la xiriira weeraro lagu qaaday kaniisadaha

Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa bilaabay baaritaan waxayna xireen ugu yaraan 146 qof gobolka Punjab maalin ka dib markii koox muslimiin ah…

August 17, 2023 | by Cabdirisaq Shiino

Midowga Afrika iyo ECOWAS oo isku khilaafsan faragelinta Niger

Ururka Midowga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa u muuqday inay isku khilaafsan yihiin in tallaabo milateri…

August 17, 2023 | by Mohamed Osman

Dab xoogan oo kusoo wajahan caasimadda Waqooyi-galbeed ee dalka Kanada

Dab xooggan oo ka kacay waqooyiga Kanada ayaa ku sii dhowaanaya magaalada Yellowknife, oo ah caasimadda gobolka Waqooyi-galbeed ee Kanada,…

August 17, 2023 | by Horseed Staff

60 Tahriibayaal ah oo ku dhintay doon ku qalibantay xeebta jasiirada Cape Verde

Dhowr qof ayaa meydkooda la helay 38 kalena waa laga soo badbaadiyay doon ku socotay jasiirada Cape Verde, mas’uuliyiinta ayaa…

August 17, 2023 | by Mohamed Osman
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 3
  • Go to page 4
  • Go to page 5
  • Go to page 6
  • Go to page 7
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 151
  • Go to Next Page

About us | Contact us | Privacy Policy | ©2023 Horseed Media Ltd