Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Magaalada Beledwayne waxaa rogmatay dooni ay saarnaayeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-shabeele oo…
Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa ku soo gabagaboobay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista…
Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka…
Deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe waxaa maanta ka soconya howlgalo balaaran oo ay wadaan ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya…
Gobolka hiiraan waxaa ka soconaya shirar lagu soo afjarayo colaad in mudo ah u dhaxeysay beelo walaalo ah kuwaasi oo…
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamad Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Madaxaweynaha…
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee…
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa…
Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka HirShabeelle ayaa waxaa ka dhacday doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.…
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegaya in ay weerar ku qaadeen iskuul ururka…
Magaalada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa dhacay qarax xoogan,kaasi oo intiisa badan la maalay magaalada Qaraxani oo ahaa…
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay faragalinayso maamulkiisa, waxaana uu dalbaday in…