Ukrain ayaa sheegtay Isniintii in weerar ay ka fulisay xarunta ciidamada Ruushka ee Badda Madow ee Sevastopol oo ka tirsan…
Taliska Ciidanka Dhexe ee Mareykanka ayaa ku guuleystay hawlgal loo adeegsaday diyaarado Helicopter ah oo ay ka fuliyeen waqooyiga Suuriya,…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si weyn u soo dhaweeyay guusha ay Asarbayjaan [Azerbaijan] ka gaartay gobalka Nagorno-Karabakh, xilli…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Axaddii sheegay in Faransiisku uu joojinayo iskaashiga milatari ee uu la leeyahay Niger oo uu…
Qarax ayaa ka dhacay bakhaar lagu keydiyo shidaalka koontarabaanka ah oo ku yaalla koonfurta Benin. Dhaqaalaha aan rasmiga ahayn ee…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ammaanay heshiisyadii u dambeeyay ee u dhexeeya Israa’iil iyo dowladaha Carabta, isagoo ku nuux-nuux…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in howlgalka ammaanka caalamiga ah ee Haiti oo ay hogaamineyso Kenya…
Shiinaha ayaa balanqaaday in uu gacan ka geysanayo dib u dhiska dalka Suuriya ee ay dagaalladu ragaadiyeen iyadoo hogaamiyaha Shiinaha…
Taliyaha ciidamada Sudan ayaa uga digay Qaramada Midoobay in dagaalka bilihii lasoo dhaafay dalkiisa ka socda uu u gudbi karo…
Raysalwasaaraha Poland Mr. Mateusz Morawiecki ayaa ku dhawaaqey in dalkiisu mar danbe hub u dhoofin doonin dalka ay deriska yihiin…
Taliyaha ciidamada Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa ka codsaday wufuudda golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka…
Xiisadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Koonfurta Adduunka iyo awoodaha dhaqaale ee reer galbeedka ayaa hareeyay shirkii Qaramada Midoobay ee…
Wareysi uu siiyay telefishinka Mareykanka ee Fox, Amiirka dhaxal sugaha ah ee Boqortooyada Sucuudi Caraabiya Maxamed bin Salamaan ayaa sheegay…
Ukriane ayaa horumar la taaban karo ka samaysey dagaalka socdey mudada hal sano iyo lix bilood ah oo ay kula…
Asarbayjan waxay xaqiijisay xabbad-joojin Asarbayjaan iyo qowmiyada Armenian ee gobolka goosashada doonaayey ee Karabakh ayaa heshiis wada gaaray ka dib…