Maamulka Xamaas ee Gaza ayaa xalay siidaayey qeybtii 3aad ee Israa’iiliyiinta ay soo qabteen dagaalyahanada Falastiin 7dii Oktoober. Dadka lasii…
Weerarkan ayaa habeenkii Sabtidii ka dhacay gobalka Vermont ee dalka Mareykanka, waxaana la sheegay inuu geystay nin cadaan ah. Sadexddan…
Markabkan oo lagu magacaabo Central Park ayaa maanta oo Axad ah lagu qafaashay Gacanka Cadan. Markabkan ayaa waxaa leh shirkadda…
Xamaas ayaa xalay siideysay 17 qof oo u dhashay Israel iyo Thailand oo kamid ah laheystayaasha ay gacanta ku hayeen.…
Dalka Sierra Leone ayaa maanta lagu soo rogay xaalad deg deg ah kadib inqilaab militari oo xalay fashilay. Wasaarada Warfaafinta…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Markab Israa’iil laga leeyahay oo shalay Jimcihii lagu weeraray Badweynta India. Markabka CMA CGM…
Maamulka Degmada Barcelona ee dalka Spain ayaa Jimcihii shaaciyey inay xiriirka u jareen Israel. Golaha deegaanka Barcelona ayaa codkooda ku…
Xamaas oo Jimcihii shalay siidasey 13 Israa’iiliyiin ah ayaa sidoo kale siidaayey 11 ah Ajnabi u dhashay Thailand & Filibiin.…
Waxaa saaka oo Jimce ah 7dii subaxnimo dhaqan-gashay xabad-joojinta dagaalka Gaza oo socon doonta muddo 4 maalmood ah. Xaalada Marinka…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa xalay iyo saaka sare u qaaday duqeynta ay ku wadaan Gaza. Kahor inta aysan bilaaban…
Dalka Holland ayey Arbacadii ka dhacday doorashada Baarlamaanka, oo ay guul weyn ka gaareen xisbiga lagu tilmaamo cunsuriga ee PVV.…
Ururka xiriirka kubadda cagta ee Yurub ayaa ganaax lacag dul dhigay Kooxda Celtic ee kasoo jeeda Scotland kadib ciyaartii ay…