Published: April 22, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/Xildhibaan-Hop119-220422-1-1080x720.jpg)
Kursigii ugu horeeyay ee doorashadiisa ay ka dhacdo degmada Ceelwaaq ee deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdullaahi Abukar Xaaji iyo Cabdicasiis Cabdullaahi Ibraahim.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/Xildhibaan-Hop119-220422-2-1080x720.jpg)
Musharax Xildhibaan Cabdicasiid Cabdullaahi Ibraahim ayaa u tanaasulay musharixii kale ee kula loolamayay kursiga tirsigiisu yahay #HOP119.