Published: April 22, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/Xildhibaan-Libaax-Hop102-220422-1.jpg)
Kursiga tirsigiisu yahay #HOP102 oo kamid ahaa kuraastii taalay deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay labada musharax ee kala ah mudane Cismaan Libaax Ibraahim & Mustaf Maanow Geedi ayaa waxaa ku guulaystay sida Guddiga SEIT ay shaaciyeen mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim oo horey kursigaasi ugu fadhiyey.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/Xildhibaan-Libaax-Hop102-220422-2.jpg)