Ceerigaabo: Xukun lagu riday rag kufsi u geystay gabar 13-sano jir ah

Published: December 2, 2021

Maxkmad ku taala Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa xukun xabsi ah ku riday Afar Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland kuwaasoo ku Eedaysnaa falal la xiriira Kufsi ay u geysteen gabar yar.

Maxkamadda ayaa eedeysanayaasha ku xukuntay min Todoba sano oo xarig Ah iyo ganaax magdhaw lacageed.

Raggan la xukumay ayaa bartamihii Sanadkan waxa ay degmada Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag si wadar ugu Kufsadeen Gabar yar oo da’ahaan lagu sheegay in ay jirto 13-sano.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *