Ciidamada Gorgor ee uu Turkigu Tababaro oo Fashilay Gaari waxyaabaha Qarxa Laga soo Buuxiyay

Published: October 7, 2020

Ciidanka kumaandooska  ee gor-gor ayaa waxay fashiliyeen gaari xaamul oo noocisu ahaa dhayno kaasi oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, howlgal kawada degaano hoosyimaado Afgooye iyo balcad ee gobolada shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe

Gaariga oo la aamisan yahay in Alshabaabayay ka soo buuxiyeen waxyaabaha qarax ayaa ciidanka ku kugubeen degaanka walamooy iyo daniga beeraha meel udhexeeysa, wabigana ujirta 3-km.

Sidoo kale ciidamadu waxay sheegeen in howlgal ay sameeyeen ku dileen horjoogihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa degaanka basro kaasi oo lagu magacaabo Ismaaciil Siidoow iyo 3 maleeshiyaad oo kale.

Ciidanka kumaandooska ee gorgor ayaa waxaa tababaray oo qalabeesay dowladda Turkiga, waxayna labadii maalmood ee lasoo dhaafay howlgal kawaday degaanka ba

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *