Ciidamada oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Published: April 18, 2022

Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ayaa Howlagal Qorsheysan ka sameeyey degaanka Caliyoow Baaroow oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sarakiisha Ciidamada ee Howlgalka hogaamineysay ayaa sheegay in ujeedka uu ahaa burburinta goobo cadawga Argagixisada Alshabaab ee ku dhumalaysanayeen degaankan, intii Hawlgalku Socday Ciidanku waxa ay sameeyen baaritaano lagu xaqiijinayo Amanka isla markaana  ay ku soo qabteen 4 katirsan maleeshiyada argagxisada Alshaabaab.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *