Ciidamo badan oo la soo dhoobey jidadka Boosaaso

Published: June 8, 2020

Ciidamada amaanka Puntland oo wata gawaarida qoryuhu ku rakiban yihiin ayaa lagu arkayaa waddooyinka halbowlaha u ah magaalada Bosaso.

Ciidamadan ma sameyn wax xanibaad ah, waxaana qaarkod ay baaritaan ku samaynayaan gawaarida iyo dadka qaarkood.

Sababta ka danbeysa ciidanka waddooyinka la keeney ayaa la sheegayaa in ay dabo socoto warar sheegayaa in uu magaalada Bosaso ka dhici lahaa banaanbax, aan la aqoon sababtiisa iyo cidda ka danbeysa.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *