Ciidamo ka tirsan Jubaland iyo Alshabaab oo dagaal dhex-maray.

Published: June 13, 2020

Sida ay sheegayaan wararku waxaa dagaal dhex-maray ciidamo ka tirsan Jubaland iyo ururka Alshabaab, dagaalkaan ayaa ku bilaabmay ka dib markii ay ciidamada jubland heleen xog la xiriirta ciidamo ka tirsan Alshabaab oo isku urursanaya meel u dhaw deegaanka Dhoobley, ciidamada ayaana halkaas weeraray.

Balse dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaal uu dhexmaray labada dhinac ayn aka dhasheen khasaaro kala duwan, sarkaal ka tirsan ciidamada Jubaland ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku guuleysteen ayna Shabaab gaarsiiyeen khasaaro dhimahso iyo dhaawac leh, waloow aysan soo bandhigin wax intaas ka faahfaahsan.

HORSEED MEDIA 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *