Daawo khudbaddi madaxweyne ku-xigeenka Puntland ee ciyaartii Finalka [Video]

Published: February 13, 2012

Daawo qaabkii ay u dhacday xafladdii abaal marinaha lagu gudoonsiiyey xulka gobolka Nugaal oo ku guuleystey horyaalnimada tartankii 6-aad ee kubadda cagta gobolada Puntland iyo xulka Karkaar oo ciyaartii Final-ka rigaareyaal looga badiyey islamarkaana galay kaalinta 2-aad.

[vimeo]http://vimeo.com/36656391[/vimeo]

 

Maxamed Siciid Yuusuf

Horseed Media

Garoowe