Daawo Sawirada ciyaarihii tartanka gobolada Puntland ee shalay

Published: February 3, 2012

Shalay waxaa garoonka Mire Awaare ka dhacay labo ciyaaradood oo aad u xiisan badan kuwaas oo kusoo idlaaday natiijooyin isku mid ah.

Gobolada shalay ciyaaray oo kala ahaa Mudug, Karkaar, Sool, iyo Haylaan waxay ku kala baxeen natiijooyinka hoos ku qoran:

  • Mudug VS Sool 2-1
  • Karkaar VS Haylaan 2-1

Sido kale waxaa iyana 2-1 kusoo gaba gabowdey ciyaartii tartanka lagu furay ee ay wada yeesheen labada xul ee Nugaal iyo Bari iyadoo guushu ay 2-1 gobolka Nugaal ku raacday.

 

 

Horseed Media

Garoowe