Daawo warbixin TV-ga Fox News uu ka diyaariyey ciidamada badda Puntland

Published: February 26, 2012

Weriyeyaal ka tirsan TV-ga caalamiga ah ee Fox News oo dhowaan Puntland booqasho ku yimid ayaa warbixino ka sameeyey howgalada ciidamada badda ee Puntland.

Weriyeyaashan oo ujeedada ay Puntland u yimaadeeni ahayd sidii ay uga qayb geli lahaayeen shirkii Garoowe-2 ayaa sidoo kale booqday xerada ciidamada badda Puntland ee Boosaaso.

[youtube]http://www.youtube.com/watch?v=PIT-trew_tI[/youtube]

Horseed Media