Dab ka kacay guri ku yaala Magaalada Kismaayo-Dhegayso

Published: February 20, 2018

Dab xooggan ayaa ka kacay guri ay degnaayeen qoys dan yar, isla markaana aabaha gurigaasi uu yahay gaariga gacan le oo naafo ka ah mid k mid ah gacmahiisa.

Aabaha qoyskaasi ayaa sidoo kale heysta 11 carruur ah.Qoyska guri gubtay leh ayaa la sheegayaa in dabka ka kacay guriga uu ahaa koronto uu dab qaldan ku dhacay.

Guriga gubtay ayaa ku yaala xaafadda Calan-ley, waxaana u soo gurmaday shacabka Magaalada Kismaayo.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *