Dagaal geystay khasaare kala duwan oo ka dhacay Degaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Hiiraan

Published: August 31, 2022
Share1k

Degaanka Ceel-Cadde oo 60km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan maanta ku dagaalameay Ciidamada maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaankaas oo ay ku sugnaayeen kooxda Macawiisleyda.

Dada degaanka Ceel-Cadde ayaa sheegay in hubka cul culus oo ay is weeydaar sanayeen labada dhinac, isla markaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac kasoo gaaray dagaalka.

Xaaladda degaanka ayaa weli aad u kacsan, mana jiro waxa hadal ah oo ka soo baxay Laamaha Amniga Gobolka Hiiraan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *