Dawlada jabuuti oo muwaadiniiteeda ka daad guraynaysa Diridhaba.

Published: August 7, 2018

Dawlada Jabuuti ayaa diyaarad khaasa u dirtay magaalada Diridhaba si ay halkaas uga soo daad gurayso muwaadiniin jabuuti yaan ah oo halkaas u joogay dalxiis maadama lagu jito xili xagaa ah,, cimilada jabuutina ay tahay mid aad u kulul.

Sababaha arinkaan keenay ayaa lagu micneeyeey ka dib markii ay rabshado u dhaxeeya soomaalida iyo oromada ay ka dhaceen magaaladaas kuwaas oo sababay dhimashada 9 muwaadin oo u dhashay jabuuti oo Afar isku mid ah ay isku qoys yihiin.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *