Dawlada Maraykanka oo sheegatay duqayn ka dhacday deegaanada Jubaland.

Published: August 22, 2018

 

Sida ay baahiyeen Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM waxa ay sheegeen in duqeyn ka dhacday gelinkii dambe ee shalay lagu diey 2 sarkaal oo ka tirsan kooxda Al Shabaab, sidoo kale qoraalkan waxaa lagu sheegay inaysan jirin dad shacab ah oo weerarkan wax ku noqday.

“Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay weerar ku qaadeen Xagjirinta Al-Shabaab meel 44-KM Waqooyi Baro ka xigta magaalada Kismaayo, waxaan ku dilnay 2 Argagixiso.” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Taliska (AFRICOM)

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *