DFS oo war kasoo saartay Colaada ka soo cusboonaatay Gobolka Mudug.

Published: December 9, 2019

Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay dirirta iyo colaadaha maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday qeybo kamid ah Gobolka Mudug kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac.


Dawlada Soomaaliya ayaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaaddan in ay si shuruud la’aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan waxyaabaha kicin kara colaad hor leh.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *