Published: November 30, 2021
by: Khadar Ifiye
Guddiga maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah:
1-Musharax Xildhibaan mudane, Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) iyo
- Musharax Xildhibaan mudane, Cabdiqaadir Maxamed Cali (Baashi)
Mudane Cabdulaahi Aadan Black ayaa helay codad dhan 66 cod, halka musharaxii la tartamayey Cabdiqaadir Maxamed Cali Baashi uu helay 31 cod waxaana xumaaday waa 3 cod.
Doorashada kursigan ayaa waxaa kusoo baxay Xildhibaan Cabdilaahi Aadan Axmed (Black).
Horseed Media