Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in si rasmi ah loo furay xoollihii ay u dhoofin jirtay Dalka Sucuudiga

Published: March 15, 2022

Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah u daahfuray munaasabad ballaaran oo ay dowladda Soomaliya ku shaacinaysay dib u furista xoolaha ay Soomaliya u dhoofin jirtay dalka Sacuudiga.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, Wasiirro ka tirsan dowladda iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya.

Heshiiskan oo istaagay sanadkii 2016 kii ayay dowladdu ku bixisay dedaallo fara badan sidii dib loogu soo celin lahaa.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *