Published: March 5, 2024
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey Khawaarijta, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda.
War qoraal oo kasoo dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la xayiray lacag gaaraysa 7 Milyan oo doollar, sidoo kalena la xiray 670 lambaro taleefan iyo 110 akoon.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media