DP World oo raashin ugu deeqday dadka danyarta ah bisha Ramadan

Published: March 21, 2022

Hay.Ada Tadaamun Ayaa 1000 Qoys Oo Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Bosaso Gaarsiisay Raashin Taas Oo Shirkada DP World Ugu Talo Gashay Afurinta Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *