Duqa Muqdisho oo kormeeray dhismaha wadada Jasiira

Published: January 31, 2022

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha wadada Jasiiro oo qeyb kamid ah uu dib u dayactir ku sameeyay maamulka gobolka Banaadir oo kaa shanaya ganacsatada Soomaaliyeed.

Dhismaha wadadan ayaa ah mid ay baahi weyn u qabeen Bulshada isticmaasha wadadaas madaama markii hore uu ka muuqday burbur xoogan, hasa’ahaatee maamulka Gobolka Banaadir  oo ka jawaabay codsiga dadweynaha ayaa wadada Jasiira dib u dhisay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *