© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Fagaaraha: Dood cilmiyeed ku saabsan arrimaha Soomaaliya

Dood cilmiyeedka fagaaraha ayaa lagu qabtey dalka Maraykanka gobolka Minnasota waxaana looga hadley fursadaha iyo caqabadaha Dowladda cusub ee Soomaaliya.

Dood cilimiyeedka waxaa ka qaybqaatey:

Abuukar Arman, Cabdiwaaxid Caalin iyo Maxamuud Geldoon, waxaana xiriiriye ka ahaa Farax Blue.

DAAWO

Horseed Media