Farmaajo Oo Dhuusamareeb u Bixiyey Samareeb

Published: August 21, 2020

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magacii ka bedelay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, kadib soo jeedin badan oo uga timid maamulka iyo dadka deegaanka.

Wuxuu sheegay in dhawaaqa magaca magaaladan uu ka duwan yahay magaalooyinka kale ee dalka sidaasi darteed ay ugu bixiyeen samareeb.

“Shirkii Dhuusamareeb 2 waxaa la ii keenay soo jeedin la i yiri magaaladaan waa magalo taariikhi ah magaceduna waa magac ka duwan magacyada magaalooyinka Soomaalida marka si aan u casriyeyno magaca magaalada waxaa madaxweynaha iyo masuuliyiin badan iga codsadeen inaan ugu dhawaaqo magac kale oo la yiraahdo Samareeb

Madaxweyne Farmaajo

Dad badan ayaa isweydiinaya qaabka uu u hirgeli doono magacan cusub maadaama magaaladaas muddo dheer loogu yeerayey ex-Dhuusamareeb.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *