Garoowe: Soo Dhowayntii Madaxweyne Deni

Published: April 17, 2022

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Garoowe, kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir AirPort Garoowe kusoo dhoweeyay, Madaxweyne Ku-xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Golaha Wakiillada, Goleyaasha Dowladda Puntland, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Deni oo u sharaxan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda gaaro caasimadda Muqdisho.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *