Guddiga Baarlamaanka Galmudug ee doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub

Published: August 3, 2021

Guddiga qabanqaabada doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug ee dhawaan uu magacaabay guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, ayaa kulankii ugu horreeyey oo ay yeesheen ku doortay guddoonka gudddiga.

Guddiga ayaa cod gacan taag ah Guddoomiye ugu doortay Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka guddoomiye ku xigeenka loo doortay Cabdirixiin Axmed Cigaal, sidoo kale xoghayaha Guddiga ayaa noqday Xildhibaan Yaasiin Maxamed Cabdiraxman.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *