Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay Jadwalka doorashada 6 kursi

Published: March 2, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku sameeyay diiwaangelinta musharrixiinta lix kursi, kuwaas oo doorashadooda ay beri ka dhici doonto magaalada Baydhabo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *