Published: November 20, 2021

Guddiga maamulka doorashooyinka labada aqal ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa ogaysiiyey musharaxiinta u tartamaya kuraasta tirsigoodu yahay HOP#233, HOP#208, HOP#210, HOP#202, HOP#225, HOP#272 inay u diyaar garoobaan diiwaangelinta kuraastaasi oo socon doonta 20-22 NOV 2021.
Hoos ka akhriso:

Horseed Media