Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyey Natiijada degmo katirsan Karkaar

Published: May 26, 2023

Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa shaaciyey Natiijada rasmiga ah ee doorashadii degmada Bandar-Beyla ee Gobolka Karkaar.

1- Ururka Kaah 1,599 cod (13 Xildhibaan)

2- Ururka Mideeye 970 cid( 8 xildhibaan) 

3- Ururka Sincad 525 cod ( 4 Xildhibaan )

4- Ururka Mustaqbal 197 cod ( 2 xildhibaan)

5- Ururka Ifiye 18 cod

6- Ururka Shaqaalaha 10 cod 

Bandar-Beyla , waxaa codad ka helay ururro aan ku jirin tartanka golayaasha deegaanka, kuwaa oo kala ah; 

Ururka Dhallinyarada 11 cod 

Ururka Horseed 3 cod 

Ururka Runcad 2 cod 

Guud ahaan codadka laga dhiibtay degmada taariikhiga ah ee Bandar-Beyla, waa 3,335.

Horseed Media