22 January, 2022
Guddiga farsamada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Saciid…
Guddiga farsamada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Saciid Samantar, ayaa ka miro dhaliyay wada xaajoodka lala yeeshay Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika (AU PSC).
Kulanka ayaa ku saabsanaa dib u habeynta iyo qaabka hirgelinta qorshaha looga guurayo AMISOM amniga dalka, isla markaana ula wareegi lahaayeen ciidanka xoogga dalka iyo hay’adaha kale ee amni, kaasi oo jawi qurux badan ku soo idlaaday.