Guddiga taakulada magaalada Qardho

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo fadhigiisu yahay xarunta dhaqanka Soomaaliya ee Qardho ee ay gaartey dhibaatadii ka dhalatey roobabkii da’ay 27 Abril ayaa magacaabey guddi ka xigsada arrimaha taakulada, Boqorka ayaa sheegay in dad badan oo Muxsiniin ah la soo xiriireen, sidaas darteedna u magacaabey guddi ka xigsada arrintaas. Guddigan maaha kii dowladdu magacaabtey, waxaana ay Boqorka ka xigsanayaan dadka sida gaarka ah ula xiriiray.

Sh. C/qaadir Yaasiin

252907796442

Sh. Maxamed A. Farax

252907736027

Sh. Maxamud A. Gooni

7793208

Sh. Cali Maxamed Hurre

252907792588

Sh. Axmed Y. Daad

252907793171

Sh. Xuseen X. Barre

252907727561