Gudoomiyaha Gobolka karkaar oo Wareysi siiyay Horseed Media-Dhegayso

Published: February 21, 2018

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxamad Barre oo ku magac dheer Caato oo Wareysi siiyey Horseed Merdia ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu kaga hadlay Wareysi ka mid ahaa khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay maamulkiisa iyo maamulka degmada Bander Bayla iyo xirmeysiga dhul daaqsimeedka.

Hoos ka dhegeyso Wareysiga oo dhammeystiran, waxana la yeeshay Weriyaheenna Cabdalla Daad

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *