Israa’iil oo u digtay dadka ku nool koonfurta Lubnaan

Published: October 3, 2024

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay sii socon doonaan duqeymaha cirka ah ee Israa’iil, isla markaana ay dadka ku nool koonfurta waddanka Lubnaanaysan dib ugu soo laaban guryahooda.

Warkan ayaa waxay soo dhigeen bartooda Telegram-ka.

“Duqeymaha dhanka cirka ah ee ay fulinayaan milateriga Israa’iil way socon doonaan. Hadaba dib haa ugu laabanina guryahiina si loo ilaaliyo bad-qabkiina iyo midka carruurtiina”, ayaa lagu yiri qoraalka

Horseed Media