Israel oo Gaza u tarxiishay Shaqaalahoodii Falastiiniyiinta ah

Published: November 3, 2023

Maamulka Israel ayaa maanta oo Jimce ah Gaza dib ugu ceshay shaqaalihii Falastiiniyiinta ah ee ka shaqeyn jiray magaalooyinka Israa’iil.

Raggan ayaa xabsi ku jiray tan iyo markuu bilowday dagaalka 7dii bishii Oktoober.

Israel ayaa dadkan dib ugu celisay Gaza xili halkaasi uu ka socdo dagaal culus iyo Duqeyn xoogleh.

In ka badan 18.000 oo ah Falastiiniyiinta Gaza ayaa horey uga shaqeyn jiray magaalooyinka Israel.

Weli macada tiradda weli ku jirta xabsiyada Israel iyo balse 3000 ayaa maanta loo tarxiilay koonfurta Gaza.

Horseed Media